Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta Soomaaliya waxa ay dadweynaha Soomaaliyeed u heysaa fursado shaqo oo ka banaan Wasaaradda. Hadaba qofkii daneynaya...
Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka ee Soomaaliya waxa ay shacabka Soomaaliyeed u heysaa shaqooyin banaan oo ilaa iyo afar ah, kuwaasi...
Shirka Wasiirada Arrimaha dibadda ee Urur Goboleedka IGAD oo maanta lagu soo gabo gabeeyay Muqdisho ayaa laga soo saaray qodobo...
Madaxweynihii Hore Ee Somalia Mudane Cabdi Qaasim Salaad Xasan oo Wareysi Gaar ah siiyay Radiomuqdisho Isagoo ku sugan Wadanka Masar...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Cusmaan Diiriye, ayaa ka qaybgalaya Shirweynaha 4-aad ee UNESCO...
Taliyaha Guutada 77-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Korneyl Maslax Maxamuud Maxamed, ayaa gaaray deegaanka Masagawaa ee Gobolka Galgaduud, halkaas...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ee Mauritania Maxamed Waled Sheeikh Alqazwaani ayaa ka guddoomay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtar...
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho