Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay guddiga la socodka iyo dib u eegista dastuurka labad Aqal ee Baarlamaanka...
Shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyay howlgallada xasilinta amniga dalka gaar ahaan caasimadda, iyagoo bogaadiyay sida ay u socdaan howlgallada. Qaar...
Wada shaqayn wanaagsan oo dhex marta ciidanka qalabka sida Dalka waa mid horseedaysa in ay dhabar jabiyaan cadowga Ummadda Soomaaliyeed,...
Qaar ka mid ah ehelada maxaabiista Soomaaliyeed ee in mudo ah ku xernaa dalka Hindiya oo siyaabo kala gedisan ula...
Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho