Wasiirka wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Axmed Madoobe Nuunow, ayaa magaalada Nairobi uga qayb-galey shir heer wasiir...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa maanta booqday xaaladda dhaawacyadii laga keeney Magaaladda Baladweyne. Wasiirka...
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay xidigle Cabdinaasir Daa’uud sheekh Xasan oo si barreer ah...
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa 19 dhagar qabe oo ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab ku dilay Tuulada Muryaale oo u dhaxaysa Basra...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada, waxaana ku weheliyay Madaxweyne...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xamse Cabdi Barre...
Wasiirka wasaaradda maaliyadda XFS Dr; Cilmi Maxamed Nuur ayaa maanta magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya kula kulmay madax ka...
Xaaladda Caafimaad ee Guddoomiyihii hore ayaa Wanaagsan waxaana waxba kama jiraan ah wararka lagu baahiyay Baraha Bulshada. Xildhibaan Mahad...
Ciidanka nabad sugidda iyo sir-doonka Qaranka ee NISA iyo Ciidanka Haram-cad ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyey Tuulooyin hoos-taga deegaanka Basra,...
Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kadib markii uu arkay qodobka 120-aad, farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka...
Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, ahna Safiirka aan daganeyn ee Sri lank, Mudane Cabdullahi Maxamed Odowaa, ayaa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah (smartphones) oo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho