Ururka 83-aad, guutada 14October ee Xoogga dalka ayaa deegaanka Janaale caawa jab xooggan ku gaarsiiyay xubno ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab...
Waxaa maanta Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug soo a gaaray Wafdi balaaran oo kasocdo Hay'adda Qaramada Midoobe oo u yimid...
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa Shir-Guddoomiyey fadhiga 19-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka...
Dowladda Shiinaha ayaa wasaaradda warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka taageeridoonta mashaariic dayactir loogu sameendoono Radio Muqdisho iyo qalabeenta tiyaatarka Qaranka....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa kulan la qaatay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha iyo hay’adaha dowladda...
Madaxweynaha Sri Lanka Gotabaya Rajapaksa ayaa diyaarad militari uga baxsaday dalkiisa, iyadoo ay socdaan bannaan baxyo waaweyn oo looga cabanayo...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaarah Xildhibaan Cabdiraxman Cabdishakur Warsame, ayaa kulan la...
Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Abdullahi Omar Abshir (Abshirow) ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay, Isagoo...
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha gurmadka Abaaraha ayaa maanta la kulmay Xubno oo uu hoggaaminaayay Nick Dyer...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay Shirka Golaha Wasiiradda Dowladda Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa Shirka Golaha...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta daahfuray Kulanka Furitaanka Golaha Difaaca Qaranka, kaas oo ah...
Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS, Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa kormeer shaqo ku tagay xarumo caafimaad iyo waxbarasho oo...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorshaysan oo ay shalay ka fuliyeen deegaanka Maxaa Saciid ee Gobolka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo ay weheliyaan Wasiiru-Dowlaha iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho