Taliya Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa maanta ka hadlay,Amni darada ka jirto Magaalada Muqdisho. Jeneraal Odowaa: ''Laga...
Banaanbax lagu taageerayo Madaxweynaha Dalka iyo helistii xogta Ciidankii Eriteria ayaa ka socda KM4 Muqdisho. Banaanbaxaan oo ay soo aggaasimeen...
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminaayo soo aaray degmada Wisil ee gobolka Mudug, ayaa...
Ciidamada dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Gedo ayaa howlgallo ka dhan ah Argagixsada AL-Shabaab ka sameeyay...
Sida lagu shaaciyay ra’yi aruurin uu sameeyay xafiiska looga arrimiyo Ruushka ee Kremlin-ka, waxaa lagu ogaaday in sumcada madaxweyne Vladimir...
Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay shirka golaha Wasiirada ee xukuumadda Galmudug, kaas oo maanta lagu...
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gelinkii dambe ee maanta ka ambabaxay magalada Muqdisho ayaa gaaray magaalada Asmara ee dalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah oo qaadanaysa muddo afar maalmood ah ugu ambabaxay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed kula tukaday salaadda ciidda masaajidka Cali Jimcaale oo dhawaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo madaxda kale ee Dowladda ayaa saakay Salaadda Ciidda shacabka reer Muqdisho la tukaday. Madaxdii Madaxweynaha salaada...
Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS, Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa kormeer shaqo ku tagay xarumo caafimaad iyo waxbarasho oo...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorshaysan oo ay shalay ka fuliyeen deegaanka Maxaa Saciid ee Gobolka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo ay weheliyaan Wasiiru-Dowlaha iyo...
Dowladda Soomaaliya waxay masuuliyadi ka saaran tahay amniga iyo badqabka muwaadiniinta, si taa loo fuliyo, xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay hore...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho