Janaraal: Talwane Axmed Guray iyo Saraakiil kale oo ka tirsan Ciidanka Xoogga, ayaa kormeeray goobihii dhawaan ay Ciidamada qalabka side...
Shirka Wasiirada Maaliyadda Dowladda iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta ka furmay Magaalada Muqdisho Sharkaan ayaa looga hadlayaa nidaamka Maaliyadda dalka...
Deegaanka Cadakibir Ee Gobolka Galgaduud Waxaa Ka soconayo Dhaqdhaqaaqyo Xooggan oo ay dadka degaanka iska celinayaa Maleeshiyada Al-Shabaab oo baneeysatay...
Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee dowladda ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay degaanka Basra iyo deegaano kale oo ku...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxmed Nuur (Madoobe),ayaa hoyga uu ka degan yahay Muqdisho tacsi...
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed (Eeley), ayaa maanta kulan isugu jira Isbarasho...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) iyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda...
Dawlad-gobolleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa boggaadiyay doorka taageerrada Bulshada ee mashruuca SAGAL. Barnaamijkan oo qeyb ka ah Siyaasadda Ilaalinta Bulshada...
Wasiirka Kallumeysiga iyo Kheyraadka badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Xasan Aden ayaa kulan muhiim ah la qaatay madaxda Hay’adda FAO...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo kulan la qaatay Golaha deegaanka degmada Eyl ayaa tilmaamay rajada dadka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho