Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cusmaan Cigaal oo ku sugan magaalada Montreal ee dalka...
Deegaanka Buq-aqable ee gobolka Hiiraan ayey Ciidanka Xoogga Dalka ka sameeyeen howlgal qorsheysan oo lagu burburinayo meelaha gabaadka ay ka...
Saddex dhagar qabe oo ka tirsanaa argagixisada Al-Shabaab ayaa miino ay ku aasayeen deegaanka Baardhabaq ee ka tirsan Degmada Buula-burte...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mdudane Axmed Madoobe Nuunow (Axmed Baashi) oo xalay safar shaqo ku gaaray...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Guddoomiyay shirka guddi hoosaadka Golaha Wasiirada ee tiirka Cadaalad iyo...
Xildhibaan Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa sheegay in cidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Daraawiishta Koonfur Galbeed Soomaaliya ay si rasmiga...
Shirka wadatashiga Wasaaradaha Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa si rasmi ah maanta uga furmay magaaladda Muqdisho....
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta gargaarkii ugu horeeyay u dirtay deegaannada gobolka Hiiraan ee laga xoreeyay kooxaha argagixisada ah ee Al-Shabaab,...
Wasiiro, Xildhibaanno ka mid ah Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Guddoomiyaha Gobolka Hiiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka Maaliyadda iyo Siyaasadda...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Madaxa Hey’adda TIKA ee dalka Turkiga Mr....
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho