Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Kalluumeysiga Iyo kheyraadka Badda Axmed Xasan Aadan oo uu wehliyo Wasiirkii hore ee Wasaaradda Cabdullaahi Bidhaan...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibedda iyo...
Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Mudane Jaamac Xasan Khaliif oo dar-dargalinaayo Shaqooyinka hortabinta u leh Wasaaradda, ayaa kulan...
Madaxweynaha koonfur galbeed soomaaliya Cabdicasiis Maxamed Lafta-gareen, ayaa shir guddoomiyey shirka Amniga Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ay kasoo...
Ra'iisal Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xilka u kala wareejiyay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka...
Falka dilka ah ayaa waxa uu ka dhacay xaafadda Arjantiin ee Degmada Kaaraan, kaasi oo ay geysteen Koox bustoolado ku...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay dib-udhiska Buundada 1-aad...
Salman Rushdie, oo ah qoraa u dhashay dalka Hindiya, isla markaana ka dambeeyay daabacaadda buug lagu aflagaadeynayo islaamka oo la...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed beryahaanba howgallo ka dhanka ah maleeshiyaadka Al-Shabaab ka waday qeybo kamid ah gobolka Hiiraan, ayaa kala...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa baaq ku saabsan xasilloonida, nabadda iyo wadajirka ay ku tilmaaman yihiin...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho