Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane. Axmed Madoobe Nuunow ayaa maanta Kormeer ku sameeyay qaar ka mid...
Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Mudane Abdisalam Sharif Hussein, ayaa maanta xafiiska ku...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Marwo Fardowsa Cusmaan Cigaal oo hoggaaminaysa wafdiga Soomaaliya ayaa ka qeyb gashay...
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa la kulmay danjiraha dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Ambassador Larry E....
Wasaaradda Caafimaadka Dawlad Puntland, ayaa maanta Garowe ku qabatay kulan u qareemida Tallaalka COVID-19. Kulanka waxaa ka soo qeybgalay Wasiiru-Dawlaha...
Guddiga Gurmadka Abaaraha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed, ayaa kulan la qaatey madax ka socotay Hay'adda IOM. Wafdiga, ayaa waxaa hoggaaminayey...
Taliyaha Guutada5 aad qeybta 27 aad ee ciidmada xoogga dalka Soomaaliya G/Sare Maxamuud xasan ibraahim baakaay,Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeeyte...
Ciidamada Qaranka iyo Dadka Deegaanka, oo is kaashanaya ayaa kooxda argagixisada ah ee alshabaab ka xoreeyay in ka badan 20...
Ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa kooxaha argagixisada ah kala lawareegay deegaano dhowr ah oo dhaca Koofurta...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay guddi ka socda...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho