Safiirka Dowladda Soomaaliya ee Dalka Serbia Danjire Maxamed Cabdullahi Axmed ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay dhiggiisa Jamhuuriyadda Czech Republic...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan la qaatay guddiga madax-banaan ee...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ku shir-guddoomiyey kulan ku saabsan iskaashiga Soomaaliya...
Hoos udhac aad uweyn ayaa laga dareemaya biyaha wabiga Shabeelle ee mara gobolka Hiiraan taasi oo sameyn kuyeelatay qeybaha bulshada...
Wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa gaarey...
Baarlamaanka dalka Sri Lanka ayaa ra’iisul wasaarihii hore Ranil Wickramesinghe u doortay xilka madaxweynaha, ka dib doorasho manta ka dhacday...
Iyadoo wali ay sii socdaan Dagaalka ciidamada Ruushka ay ka wadaan Ukraine, ayaa maanta oo Arbaca ah waxaa ciidamada Ruushka...
Dowladda Jarmalka ayaa Soomaaliya ugu deeqday 5 milyan oo doolar si kor loogu qaado awoodda dalka uu u leeyahay in...
Midowga Yurub ayaa dalka Azerbaijan la saxeexday heshiis isfahan hordhac ah oo lagu jibaarayo gaaska dabiiciga ah ee ay kala...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho