Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo looga hadlay...
Waxaa lasoo gabagabeeyay doorashada 10 xubnood oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya.taas oo ka kala dhacday magaalooyinka...
Saadaq Cumar Xasan oo loo yaqaano Saadiq Joon ayaa ku soo baxay kursiga tirsigiisu tahay #HoP 248 kaas oo doorashadiisu...
Doorashada todobo kursi oo Golaha Shacabka ah ayaa maanta lagu dooran doonaa magaalooyinka Muqdisho iyo Dhuusamareeb. Sadex kursi oo doorashadooda...
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qalabta qadka telefoonka kula hadlay Amiirka dowladda Qatar Sheekh Tamiim bin Xamad. Madaxweynaha iyo Amiirka...
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Itoobiya, Mudane Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilka jiir oo xoojinayo taageerada loo raadinayo xubinnimada Golaha Amniga ee...
Seddexdii sano ee lasoo dhaafay kama uusan da'in roobku deegaanka Qaradhi ee Gobolka Galgaduud oo hoosyimada degmada Cadaado, taas ayaana...
Munaasabad uu xilka kula wareegayey Agaasimaha cusub ee maamulka iyo maaliyadda ee Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Muqdisho Wasiirka...
Guddoomiyaha Guddiga doorashada heer dowlad goboleedka ee Galmudug Maxamed Daahir Guuleed ayaa maanta shahaadooyinka musharaxnimada guddoonsiiyey Jeneraal Saadaq Cumar Xasan...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ugu hanjabay wadanka Ruushka inuu la kulmi doono ciqaab adag oo ay ku jirto in...
INNAA LILLAAH WA INNAA ILEEHI RAAJICUUN Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Da’ud Aweys Jaamac, ayaa ka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle oo safar shaqo ku jooga dalka Bakistaan, ayaa booqday xarunta Hay’adda...
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in go’aanka dowladda ee...
Magaalada Qaahira ee Dalka Masar ayaa martigelisay shir heer sare ah oo ahaa Kulanka 29-aad ee Golaha Wasiirrada Carabta ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho