Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa isbitaalka ku booqday Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ku dhaawacmay qarax...
Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuq-maasuqa Abuukaate Maxamed Xuseen Xaaamud oo uu hogaaminayo xubno ka tirsan guddiga ayaa...
Dawladda Qatar ayaa si kulul u cambaaraysay weerarkii argagaxisada maanta la beegsadeen Afhayeenka Xukuumadda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu,...
Wafdi uu hor kacayay guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa gaaray deeganka Farlibaax oo magalada Beledweyn u jira masaafo...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa waxaa uu la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya Amb, James...
Guddiga Maamulka Doorashada heer Dowladd Goboleed (SEIT EE Puntland ) ayaa soo saaray jadwalka doorashada 10 kursi oo ah kuraastii...
Qof naftii halige ayaa isku qarxiyey gaari u watey Afhayeenka Xukuumadda Maxamed Ibraahim Mucallimuu oo marayay Agagaarka Isgoyska Dabka ee...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Maalgahiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Asad Yusuf ayaa manta gudoomiyay shir ku...
Qoraal ka soo baxay Guddiga doorashooyinka heer maamul-goboleed Hirshabeelle ayaa lagu shaaciyay qabashada 11 kursi oo Gollaha shacabka kuwaa oo...
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa caawa shaaciyey liiska 21-kursi oo doorashadooda uu dhawaan qabanayo. “Guddiga doorashada Galmudug...
Guddoomiyaha hey’adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in mas’uuliyadda maaraynta khataraha masiiboiyinka aysan...
Guddoomiyaha hey'adda Maareynta Masiibooyinka ayaa sheegay in mas’uuliyadda maaraynta khataraha masiiboiyinka aysan ahayn mid ku kooban hal hay’ad oo keliya...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa Magaalada Laascaanoon kula kulmay Suldaan Siciid Maxamed...
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed mudane Maxamuud Macallin Cabdulle iyo Ku Xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho