Xilli Dagaalka Ruushka uu ka wado Ukraine uu galay maalintii 66-aad, sidokalana ay socoto daadgureeynta Hubka Kiev kaga imaanayo xulufada...
In ka badan 3,000 oo qaxooti ah, tahriibayaal iyo magangalyo doon ah ayaa ku dhintay marinnada Mediterranean-ka iyo badda Atlantic-ga...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cisman Abuukar Dubbe ayaa caawa soo gabo gabeeyay tartan cilmiyeedka Warbaahinta...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Go’aanka Guddiga FEIT kasoo saareen, kuraasta HoP#009 iyo HoP#135 oo deegaan doorashadoodu ahayd Hirshabeelle. Iyadoo la tix-raacayo heshiiskii 17 Sebtember...
Sida lagu shaaciyey fariin caawa loo diray Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, waxaa berri oo Sabti ah xarunta Villa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqasho iyo hambalyo ugu tagay Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka...
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ay dib Safaaraddeedii uga furatay dalka Rwanda, iyadoo la fulinayo heshiiskii 26 Janaayo ay...
Bangiga Premier ayaa xalay Muqdisho ku qabtay xaflad uu abaalmarin maaliaydeed oo l$21,000 ah ku guddoonsiiyay seddaxdii arday ee kaalmaha...
Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...
Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho