Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa hambalyo u diray guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Federaalka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa hambalyo u diray guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Federaalka...
Taliska Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed oo soo bandhigay mid ka mid ah Horjoogeyaasha Kooxda Maleeshiyaadka Al-Shabaab oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Guddoomiye Ku-xigeennada Cusub ee Golaha Shacabka oo loo...
Tartan adag oo wareegga 2aad ah ayaa waxa u dhexeeyay Xildhibaananda kala ah Xildhibaan Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar iyo Xildhibaan...
Waxaa haatan Teendhada Afisiyooni ka socota diyaar garowgii u danbeeyay ee doorashada guddoomiye ku xigeenka koobaad ee golaha shacabka Soomaaliya...
Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa caawa loo doortay inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka ee...
Waxaa hadda la guda galay wareegga labaad ee doorashada guddoomiyaha golaha shacabka, iyadoo lagu kala bixi waayey wareegii koowaad. Labo...
Waxaa hadda teendhada Afisyooni ka bilaabatay doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ay ku tartamayaan 7 Musharax. Musharaxiinta is diiwaan gelisay...
Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...
Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho