Munaasabad lagu maamusayo Sanad Guuradii 78-aad ee Aas aaskii Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta...
Taliiska Ciidanka Booliiska Soomaaliaya ayaa ka warbixiyay shaqaaqo shalay ka dhacday gudaha diyaarda.Turkish Airline xili ay hawada jirtay taa oo...
Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayo Safiir kuxigeenka Turkiga ee...
Xildhibaan ka tirsan garabka bidix oo caan ku noqday mudaharaadyadii looga horjeeday dowladda dalka Chili , ayaa ku guuleystay doorashada...
Wasiirka Wasaaradda Amnig Gudaha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa Qoraal u soo dhigay Bartiis Tweeter ugu hambalyeeyay...
Xubno kamida Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) oo kaashanaya Dowlad goboleedka koonfur Galbeed ayaa baraawe kuqabtay barnaamij lagu xoojinaayo...
20-ka disember ,waa astaan ka mid ah maalmaha qaran ee loo dabbaaldego xusuusta dhaxalgalka ah ee umadda,gaar ahaan aasaaska ciidamada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb-galay munaasabadda Sannad-guurada 3aad ee ka soo wareegtay markii...
Howlgal culus oo saacadihii la soo dhaafay Ciidamada Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ka fuliyeen nawaaxiga deegaanka Buulo-Xaaji ee...
Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee golaha Aqalka Sare ee BJFS Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ...
Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabduullaahi Cali Xersi (Timacadde), oo ay wehliyaan Wasiirada...
Waxaa magaalada Moqdisho ku soo gabagaboobay, Shirka Ka-Jawaabista Abaaraha iyo Amni-Darrada Cuntada dalka kadib dood iyo xog is-weydaarsi miro-dhal ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho