Agaasime Ku-xigeenka Waaxda nadaafadda ee gobalka Banaadir Mudane Xuseen Abtidoon Warsame ayaa faahfaahin ka bixiyey ololaha nadaafadeed ka socda caasimadda....
Ciidamada ammaanka ee dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay saddex haween ah oo lagu tuhmayo in xiriir la leeyihiin maleeshiyaadka...
Wasiirka amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ugu baaqay dhallinyarada weli ku harsan Maleeshiyaadka Al-shabaab inay ka waantoobaan ficilada xun...
Wasaaradda Ganacsiga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in weerarada ay maleeshiyaadka UGUS ka geesanayaan Hoteelada iyo goobaha kale in ganacsiga...
Allaha u naxariistee Danjirihii Soomaaliya u fadhiyay magaalada Geneva ee dalka Switzerland ayaa maanta gelinkii dambe lagu aasay magaalada Garoowe...
Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde si diirran ugu soo dhaweeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari,...
Shir weynaha 26 aad ee ururka Jaamacadda Carabta oo maanta lagu soo geba gebeeyay magaalada Sharmal sheikh ee dalka Masar...
Munaasabadan oo uu maamulka gobolka Banaadir uu xariga kaga jarayay Waaxda Wajeer ee degmada Kaaraan gobolka Banaadir ayaa waxaa soo...
Xili mudooyinkii dambe wadada dheer ee xiriirisa gobolada Dhexe gaar ahaan deegaano ka tirsan gobolka Galagaduud lagu arkayey kooxo xilaga...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...
RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 19-aad, waxaana Shir guddoomiyey Guddoomiye kuxigeenka labaad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho