Taliska Ciidamada Itoobiya ayaa bilaabay in ay Cutubyo ka mid ah Ciidankooda ku ururiyaan magaaladii ugu dambaysay gobolka Axmaarada oo...
Kulanka la tashiga caruurta ee hiigsiga horumarinta dagmada Gaalkacyo oo ay soo agaasintay wasaarada arimaha gudaha isla markaana socan doona...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji, ayaa ka qeyb galay kulan ay yeesheen Golaha Nabadda iyo...
War qoraal ah oo ka soo baxay Waaxda Cadaaladda Mareykanka ayaa lagu sheegay in Ciidamada Badda Mareykanka ay la wareegeen...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheekh Cumar ayaa maanta...
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa DFS Xil. Maxamed Aadan Macalin (Somali) iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa kaga qeybgaly...
Deegaanka Laan-Qardhaas oo dhanka bari kaga beegan magaalada Dhuusamareeb 25 km una dhexeeya Deegaannada Bulacle iyo Beer-Cabdifaarax ayaa Maleeshiyaadka Al-Shabaab...
Madaxweyne Ku-ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta kulan la qaatay Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane...
Guddiga Doorashada Goboladda Waqooyi ayaa Shaciyay kuraasta Odayaasha dhaqanka iyo bulshada Rayidka ee soo Xulayda ergada oo la tabab bari...
Dable Nisa Maxamed Cali Xuseen waxa uu geystay dhacdo argagax gelisa bulshada degmada BeledXaawo ee Gobalka Gedo, Kadib marki uu...
Xaaladda abaarta ah ee dalkeena ka jirta ayaa galaafatay xoolihii ay bulshada dhaqaneysay, waxaana tusaale kuugu filan Neefka sawirka ka...
Dhammaan Masuuliyiinta iyo Howlwadeenada Wasaaradda Maaliyadda XFS waxa ay ka tacsiyadeynayaa geeridii ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐇𝐚𝐣𝐢...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay odayaasha ku sugan magaalada Laascaanood , oo ka mid...
The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia extends its deepest condolences on the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho