Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Anthony Blinken, ayaa ku booriyay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiya Axmed, inuu qaato mas’uuliyad waxa ka...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday in Jimcihii maanta dib loo furay Safaaradda Boqortooyada Sacuudiga ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu hambalyeeyay Guddiga maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed, Guddiga...
Guddiga maamulka Doorashada (SEIT) ee Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed ayaa qabashada 11- kursi oo Gollaha Shacabka u soo gudbiyay Guddiga...
Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka ee Gorgor ayaa tuulooyin ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose ka sameeyay howlgal qorsheysan oo ay ku...
Cadakibir oo 67-km dhinaca koofur bari ka xigta magaalada Cadaado oo guduheeda ay ku nool yihiin in ka badan 1500...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta labadii todobaad ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 276...
Madaxweynaha Dowad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo guud...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa bogaadinayay guddiyada doorashooyinka Somaliland iyo Galmudug oo bilaabay Doorashada kuraasta Gollaha Shacabka waqtigii loogu...
Guddoomiyaha hey'adda Maareynta Masiibooyinka ayaa sheegay in mas’uuliyadda maaraynta khataraha masiiboiyinka aysan ahayn mid ku kooban hal hay’ad oo keliya...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa Magaalada Laascaanoon kula kulmay Suldaan Siciid Maxamed...
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed mudane Maxamuud Macallin Cabdulle iyo Ku Xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahab Cabdi Cumar (Cananuug), oo la hadlay Warbaahinta Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho