Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Blinken oo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ugu baaqay inuu soo afjaro rabshadaha ka socda dalkiisa

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Blinken oo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ugu baaqay inuu soo afjaro rabshadaha ka socda dalkiisa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Anthony Blinken, ayaa ku booriyay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiya Axmed, inuu qaato mas’uuliyad waxa ka socda dalka, isla markaana uu soo afjaro rabshadaha ka socda gudaha dalkiisa, xilli ay weli dagaallo kala duwan ka socdaan waqooyiga dalka Itoobiya, kuwaasoo u dhexeeya ciidammada Dowladda iyo Jabhadda xoreeynta Tigray ee TPLF.

Blinken, ayaa Muuq baahiyaha CNN u sheegay in dagaalada ay horkacayaan xoogaga Tigrayga ay Itoobiya u horseedeen burbur iyo barakac shacab.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka ayaa dib u soo cusboonaysiiyay baaqa Washington ee ku aaddan joojinta dagaalka ka socda Itoobiya, ka dib markii uu todobaadkii hore ka digay in Dowladda Itoobiya ay halis ugu jirto burbur, haddii aanan la helin wada-xaajood u dhexeeya dawladda iyo Jabhadaha ka soo horjeeda.

Dowladda Itoobiya ayaa horaantii bishan ku dhawaaqday xaalad deg deg ah oo dalka oo dhan ah, iyadoo ku amartay shacabka Addis Ababa inay u diyaar garoobaan difaacida deegaanadooda, iyadoo laga cabsi qabo in fallaagada TPLF, ay ka soo dhaqaaqaan gobolka Waqooyi ee Tigrega oo ay soo gaaraan caasimadda.

Previous Post

Boqortooyada Sacuudiga oo dib u furtay safaaradeedii Soomaaliya

Next Post

Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo war kasoo saaray Abaaraha ka jira Dalka

Next Post
Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo war kasoo saaray Abaaraha ka jira Dalka

Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo war kasoo saaray Abaaraha ka jira Dalka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In