Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku...
Wada-tashiga oo socday muddo shan cisho ahaa ayaa diirradda lagu saaray diyaarinta qorshe howleedka Istaraatijiyada xalka waara ee dowlad gobaleedka...
Maxkamada darajada kowaad ee gobalka Mudug ee maamulka Puntland ayaa soo Afmeertay Dhageysiga dacwad loo heystay shan eedaysane oo dhalinyaro...
Booliska Gobolka Banaadir oo howlgallo qorsheeysan maanta ka sameeyay deegaanka Siinka Dheer, ayaa Gacanta ku sooo dhigay walxaha qarxo, gaar...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 9-aad, Qeybta 60-aad ayaa Maanta Howlgallo qorsheysan waxaa ay ka sameeyeen Deegaano hoostaga Degmada...
Dad magangalyo doon ah oo ka yimid waddamo ku yaala bariga dhexe, ayaa ku xaniban xadka u dhexeeya dalalka Belarus...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga kajaray dib udhiska lagu...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa la filayaa in Gelinka dambe ee Maanta oo Arbaco ah ay shir ka...
Toddobo kamid ah saraakiisha xabsiyada Kenya ayaa la xiray kadib markii saddex Maxbuus ay ka baxsadeen xabsi si weyn amnigiisa...
Jiida koonfureed ee Ma’rib ayaa la sheegayaa maanta oo Arbaco ah in ay ka dhaceen dagaallo aad u qaraar, sida...
RADIO MUQDISHO(LAASCAANOOD):-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux, ayaa maanta kormeer shaqo ku...
RADIO MUQDISHO(JUBBADA DHEXE):-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya Saaxiibada caalamka ayaa saacadihii lasoo dhaafay ku hawlanaa, fulinta...
RADIO MUQDISHO(TURKY):-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalim Caliyow Ibrow, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa...
RADIO MUQDISHO(LAASCAANOOD):-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Axmed Macallin Fiqi oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in dadka Woqooyi Bari ay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho