Godoomiyaha Maxkamadda sare iyo Xeerilaaliyaha guud Ee Qaranka oo Kusugan Dalka Rwanda. ayaa kulamo kala duwan la Yeshen hay’addaha Garsoorka,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa shir guddoomiyay shir ay aaladda fogaan aragga ku yeesheen...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir guddoomiyay shirka golaha Wasiirada Galmudug oo galabta ku qabsoomay Aqalka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Guddi Aqoonyahano Soomaaliyeed ah oo isugu...
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa tababar u soo xirey cutubyo ka tirsan qeybta 60aad ee Ciidanka...
Guddiga Doroashooyinka ee Heer Federaal oo tix-gelinaya xaaladaha waddanka iyo duruufaha taagan, culaysyada kala duwan ee ka jira doorashada iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay weheliyaan Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) iyo...
Shirka xoojinta Iskaashiga iyo Wada-shaqeynta Wasaaradaha Ganacsiga heer Federaal iyo heer dawlad goballeed oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ka...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee La-dagaalanka Musuq-Maasuqa Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Abuukaate Maxamed Xusseen Xaamud oo safar shaqo ku jooga Turkiga...
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Sheekh Axmed oo safar shaqa ku jooga waddanka Bangaladesh ayaa...
Howlgal culus oo saacadihii la soo dhaafay Ciidamada Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ka fuliyeen nawaaxiga deegaanka Buulo-Xaaji ee...
Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee golaha Aqalka Sare ee BJFS Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ...
Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabduullaahi Cali Xersi (Timacadde), oo ay wehliyaan Wasiirada...
Waxaa magaalada Moqdisho ku soo gabagaboobay, Shirka Ka-Jawaabista Abaaraha iyo Amni-Darrada Cuntada dalka kadib dood iyo xog is-weydaarsi miro-dhal ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho