Iiraan ayaa maanta oo Arbaca ah sheegtay in ciidamadooda ay fashiliyeen isku day Maraykanka uu ku damacsanaa in uu ku...
Qaar ka mid dadkii laga soo masaafuriyay Laas caanood ayaa maanta laga soo ambabixiyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug,...
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga magaalada Qardho ayaa xarigga kajaray xarunta la socodka iyo...
Wasiirka caddaladaa Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka ergayga gaar ah ee Qm...
Diyaarad ka kacday Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maanta ku gubatay Garoonka diyaaradaha degmada Doolow ee gobolka...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa mas'uuliyiinta caafimaadka dalkiisa ku amaanay talaabada ay qadeen ee ku saabsan in carruurta da'dooda ay...
Cutubyo ka kala tirsan Ciidamada Milateriga, Booliska iyo Nabad sugida. ayaa Maanta waxaa ay siwadajir ah howlgallo qorsheysan oo Ammaanka...
Saraakiil ka tirsan kooxda Daalibaan ayaa shaaca ka qaaday maanta oo Arbaca ah in Taliyihii Militariga Daalibaan ee magaalada Kabul,...
Wafdi ka socday Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay shirka 16-aad ee Hey'adda horumarinta halbeegyada iyo jaangoynta waddamada ku...
Tababarkan oo ay ka qayb galayaan dad gaaraya 30-Qofood oo ka mid ah howl-wadeenada laamaha cadaalada Galmudug, ayaa lagu baranayaa...
Magaalada Ankara ayaa lagu qabtay munaasabad lagu saxiixayay hirgelinta heshiiskii iskaashiga (MoU – June 2016) ee u dhexeeyay Wasaaradda Shaqada...
Guddoomiyaha Gobolka Meru Mutuma M'Ethingia iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya ee...
Kulanka Golaha Wasiirrada Boqortooyada Sacuudiga, oo uu shir-guddoominayay Boqor Salmaan bin Cabdulcasiis Aala Sacuud, ayaa si cad u muujiyay in...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey go'aanka Golaha Xukuumadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho