Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa shir guddoomiyay shir fogaan arag ah oo ay yeesheen...
Wasiirka Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya muda Cabdullaahi Abukar Haji ayaa la kulmay Dhigiisa Wasiirka Waxbarashadda...
Ciidamada booliska Soomaaliya ayaa caawa gacanta ku dhigay doon siday waxyaabaha maanka dooriya, taas oo lagu soo bandhigay xeebta Liido...
Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Bilaal Cismaan ayaa maanta calanka Soomaaliya ka taagay xarunta Ururka Qaramada Midoobay ee Dhaqaalaha...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biilaal Cismaan ayaa sheegay in magaalada Beirut uu kula kulmay Wasiirka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb-gashay Shirka Horumarinta Ciidamada Keydka ee 10 Dal ee ku bahoobay Eastern Africa Standby Force...
Xulka kubadda Cagta ee Degmada Shingaani oo tartanka daafacanaysa ayaa usoo baxday afar-dhammaadka tartanka kubadda cagta degmooyinka iyo deegaannada Gobolka...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib U Heshisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wasaradda Arrimaha guddaha Galmudug ayaa maanta Dhuusamareeb...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS Axmed Xuseen Macalin oo ka qeybgalay barnaamijka kulanka todobaadka ee Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay...
Guddiga Doorashada Xildhibaanada Labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay in maalinta barito ah ay qaban doonaan doorashada kuraasta tirsigoodu yahay...
AMNIGA • Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. • Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....
Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho