Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Abaaraha ee Wasaaradda Gargaarka oo Dowladda Imaaraadka kala wareegay deeq

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
5 years ago
in Wararka
0
Guddiga Abaaraha ee Wasaaradda Gargaarka oo Dowladda Imaaraadka kala wareegay deeq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta diyaarad gargaar ah ka soo dejisay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho. Guddiga abaaraha ee Wasaaradda gargaarka oo ay oo hoggaamineysay wasiiru dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha ee Xukuumadda Federaal Soomaaliya Shukri Maxamuud Afrax ayaa deeqdaas ka guddoomay Safiirka Imaaraadka ee Soomaaliya, Danjire Maxamed Axmed Alcuthman.

Safiirka dalka Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Maxamed Axmed Alcuthman oo ugu horreyn hadal ka jeediyay munaasabad wareejinta deeqdan gargaarka ayaa sheegay in ay ka mid tahay kaalmada gargaarka beni’aadannimo Imaaraadku ku saacidayaan Ummadda Soomaaliyeed oo wajahaya abaaro ba’an xilligan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Deeqdan ayaa ah tii afaraad ee nuuceeda oo ka timaada dalka Isutagga Imaaraadka Carabta iyadoo qeybo kamid ah gobollada dalka la gaarsiiyay deeqaha gargaarka.

Previous Post

Wasiirka Waxbarashadda oo magacaabay guddi Qaran oo wax ka qabta dhibaatooyinka heysta AF-Soomaaliga

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyadeeyay askar qarax ku geeriyootay

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Taliyaha ciidamada Booliska Puntland

Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyadeeyay askar qarax ku geeriyootay

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In