Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qadar u...
Guddiga maamulka Doorashada kuraasta Banaadiriga ayaa shaaciyay qabashada shanta (5) kursi ee Golaha Shacabka.
Gobolka Kentucky ee dalka maraykanka ayaa waxa ku dhuftay duufaano khasaare geystay iyadoo la soo tebinayo inay dhimashadu hadda marayso...
Ra’iisulwasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa inuu maanta gaaro magaalada Jabuuti....
Dhulgariir cabbirkiisu sarreeyo ayaa subaxnimadii hore ee saaka ku dhuftay bariga dalka Indonesia, sida ay sheegtay hay’adda sahaminta dhulka ee...
Abaaro ba’an oo ay dad u geeriyoodeen ayaa laga soo sheegayaa koofurta Gobolka Mudug ee maamul goboleedka Galmudug iyo qaybo...
Guddiga hirgelinta doorashada heer Dowlada Goboleed SEIT ee maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay qabashada doorashada 14 Kursi oo kamid ah 43-da...
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Abuukar Xaaji, (Cabdullaahi Carab) iyo Wafdi uu Hugaaminaayo...
Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho