Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxwayne Ku-xigeenka Galmudug oo tababar u sooxiray ciidamo ka tirsan AMISOM

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Madaxwayne Ku-xigeenka Galmudug oo tababar u sooxiray ciidamo ka tirsan AMISOM
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxwayne Ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa ka Qaybgalay Munaasabad Bilado iyo Shahaadooyin lagu Guddoonsiinayey Ciidamo ka tirsan Howlgalka AMISOM gaar ahaan Ciidamada Hiil-walaal ee ka socda Dowlada Jabuuti ee Walaalaha aynu nahay waxaana sidoo kale Munaasabada ka Qaybgalay Saraakiil ka tirsan AMISOM Madaxwayne Ku-xigeenka ayaa waxaa Xerada Ciidamada AMSOM ku soo dhoweeyey Gaashaanle Siciid Maxamed Taabit Taliayah Ciiadamada AMISOM ee Qaybta Galmudug.

Madaxwayne Ku-xigeenka Galmudug ayaa Ciidamadii loo gartay kuna Mutaystay Howlkarnimada Gudoonsiiyey Biladaha iyo Shahaadooyinka waxa uuna uga Mahadceliyey Shaqada Wanaagsan ee Galmudug ay ka qabteen intee ay ku sugnaayeen Abaal wayna looga hayo Howshaas ay u qabteen Shacabka Soomaaliyeed.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Ciidamadaan Abaalmarina la guddoonsiiyey ayaa ka mida Ciidamada Hiil-walaal oo Mudaba ka Howlgalayey Galmudug gaar ahaan Dhusaamreb waxaana jira Dhowaan isbadal lagu samayn doono sida ay inoo Sheegeen Saraakiisha Ciidamadan.

Previous Post

Shir ku saabsan horumarinta degmooyinka Soomaaliya oo ka socda dalka Ruwaanda “SAWIRRO”

Next Post

Kulan looga hadlayay abaaraha oo lagu qabtay Baydhabo “SAWIRRO”

Next Post
Kulan looga hadlayay abaaraha oo lagu qabtay Baydhabo “SAWIRRO”

Kulan looga hadlayay abaaraha oo lagu qabtay Baydhabo "SAWIRRO"

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In