Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Ciise (Maxamed Dheere) oo kulan la qaatay Agaasimeyaasha Waaxyaha Madaxtooyada...
Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa ku dhawaaqay in uu soo baxay nooc cusub oo kamid ah coronavirus ah, kaasoo halis...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad ay xilka kula kala wareegeen Taliyihii cusub...
Prime Minister of Somalia H.E Mohamed Hussain Roble met today on Sunday with the council of Presidential candidates to discuss...
Wasaaradda xanaanada xoolaha Galmudug ayaa gurmad iskugu jira biyo dhaamin iyo daaaweenta xoolaha kabilowday deegaano hoostaga Gobalka Mudug. Gurmadkaan ayaa...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xarigga ka jaray Hoyga ciidamada Asluubta Puntland ee xaasleyda ah. Guryahaan...
Waxaa maanta ka furmay magaalada Kismaayo ee Jubbaland, Shirka Waxbrashada Dalka, kasoo lagu gorfeyn doono Horumarinta Manhajka waxbarashada iyo hannaanka...
Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ku guuleystey Kursiga tirsigiisu uu yahay Hop#189 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, kaas oo doorashadiisu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la leh Golaha Midowga Musharraxiinta, kuwaas oo ay ka...
RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa soo gabagabeeyey barnaamij is-weydaarsi aqooneed oo socday muddo toddobaad ah,...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka Dr. Muhammad Al Jasser ayaa...
Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho