Tartanka kubbadda Cagta Degmooyinka iyo Deegaannada gobolka Banadir 2021 ayaa u socda si habsami leh, iyadoo ay u soo daawasho...
Guddiga maamulka Doorashada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa qabtay Kursiga Sumadiisu tahay HOP#054. Kursigaasi oo ay ku tartameen musharixiinta kala ah:...
Doorashada Xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta ka billaabatay magaalada Baydhabo, ayada oo doorashada maanta ay ku tartamayeen dhowr musharax....
Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed khadar ayaa xilalka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Howlaha guud...
Wasaaradda Deegaanka Isbadalka Cimilada iyo Horumarinta Reer Miiyga Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta magaalada Jowhar ku qabatay aqoon isweydaarsi ku...
Degmada waajid ee gobolka bakool maanta waxa lagu oogay salaad roobdoon ah oo ay isugu soo baxeen boqolaal shacab ah...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxweyne Ku-xigeenka Koowaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoomiyay shirka Guddiga Gurmadka abaaraha ayaa ku dhawaaqay in Xukuumaddu ay 1 Milyan oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xeer Madaxweyne ugu magacaabay Prof. Maxamed Cabdullaahi Ciise (Dheere) inuu noqdo...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta si rasmi ah guud ahaan dalka uga furmaya imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiyada sare,...
RADIO MUQDISHO:-Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xalay hoygiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa ka qaybgalay Shirweynaha 2-aad ee Hoggaamiyeyaasha Garsoorka...
RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa soo gabagabeeyey barnaamij is-weydaarsi aqooneed oo socday muddo toddobaad ah,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho