Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xeer Madaxweyne ugu magacaabay Prof. Maxamed Cabdullaahi Ciise (Dheere) inuu noqdo...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya mudane Durraan Axmed Faarax oo ka jawaabaya baaqyada abaaraha dalka ayaa 150 booyadood oo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray qaar kamid ah goobihii...
Og: Guddiga Xalinta Khilaafaadka Og: Madaxda Maamul Goboleedyada Og: Raysalwasaaraha - JFS Ujeedo: Hakin doorashada kursiga (HoP103) Waxaa mahad iyo...
Dibad baxyo looga soo jeedo doorashadii guud ee 10-kii bishii tagtay ee Octobar ka dhacday dalka Ciraaq ayaa galinkii danbe...
Waxaa madasha kasoo qeyb galay Xubno Wasiiro ah iyo Agaasimaha Madaxtooyada Galmudug ayaa ka qeyb galay xaflad loo sameeyay maalinta...
Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa ku dhawaaqay in uu soo baxay nooc cusub oo kamid ah coronavirus ah, kaasoo halis...
Doorashada Xubnaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa lagu waddaa in ay maanta ka bilaabato magaalada Baydhabo ee Caasimadda...
Safiirka Soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur ) ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo...
Natiijooyinka Kulamadii Maanta ee tartanka kubbadda Cagata Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir 2021 ayaa waxaa cayaar adag dhex martay Xidigaha...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa saaka magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daahfuray Imtixaanka...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta si rasmi ah guud ahaan dalka uga furmaya imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiyada sare,...
RADIO MUQDISHO:-Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xalay hoygiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa ka qaybgalay Shirweynaha 2-aad ee Hoggaamiyeyaasha Garsoorka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho