Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan abaaraha ba’an ee ku...
Tababarkaan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Guddaha dowladaha hoose ee Koonfur Galbeed ayaa loo qabtay arday ka kala...
Xaflado ay horkacayaan Qaramada Midoobay ayaa maalinimadii shalay oo ku beegneyd 25-ka November ka kala dhacay guud ahaan dalalka caalamka,gaar...
Roobab Xoogan ayaa laga soo sheegaya deegaanada xeebaha ah ee ku teedsan Gobalada Nugaal iyo Mudug xilli gobalada dalka ay...
Isuduwaha caafimaadka degmada Cadaado Cabdi Xasan Cali oo wakiil ka ah wasaaradda caafimaadka Galmudug ayaa maanta MCH-ka magaalada Cadakibir ee...
Guddiga maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay qabashada Saddex kursi oo kamid ah kuraasta Gollaha Shacabka oo degaan...
Gudiga Xallinta Khilaafaadka ayaa ugu baaqay musharaxiinta Barlamaanka in wixii tabasha ah ee ay qabaan u soo gubiyaan Guddiga iyadoo...
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane, Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa booqday iskuulka Al-Mucaasir ee Degmada...
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ayaa kulan layeelatay Dowladaha Deeq bixiyayaasha Caafimaadka, shirka ayaa looga wada hadlay qorshaha Wasaaradda Caafimaadka...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta si rasmi ah u furay...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa saaka magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daahfuray Imtixaanka...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta si rasmi ah guud ahaan dalka uga furmaya imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiyada sare,...
RADIO MUQDISHO:-Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xalay hoygiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa ka qaybgalay Shirweynaha 2-aad ee Hoggaamiyeyaasha Garsoorka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho