Waxaa sii adkaaneysa abaarta baxaadda leh ee ku habsatay dadka iyo duunyada ku dhaqan Galmudug, gaar ahaan dhulka miyiga ah...
Labo daraasadood oo ka soo baxay dalka UK ayaa tilmaamay in nooca cusub ee Amicron oo cudurka corona ka tirsan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka, Booliska...
Ciidamada Booliska Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa caawa xaafadaha Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug ka sameeyay howlgal Amniga lagu sugayo....
Xulka Degmada Warta Nabadda ayaa usoo baxay fiinaalka tartanka kubadda cagta Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir 2021, kadib markii ay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug kadib booqasho...
Saddex ka tirsanaa dhagarqabayaasha Al-Shabaab ayaa maanta isku dhiibay ciidanka Nabadsugidda Qaranka ee ka howlgalla Gobolka Shabeelaha Dhexe, gaar ahaan...
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furtay shirka qiimeynta adeegyada Caafimaadka iyo Wadashaqeynta Wasaaradda iyo Hey’adaha ka shaqeeya Caafimaadka ...
Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa xarunta aqalka Dowladda...
Agaasimayaasha Wasaaradaha Guud ee Wasaaradaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya iyo Agaasimayaasha Xaruumaha Madaxtooyada Dowlad Goboleedyada Dalka ayaa Baydhabo Kaga qeybgalay Furitaanka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa hoygiisa qado sharaf iyo soo...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho