Wasiirka Difaaca Isra’iil Benny Gantz, ayaa sheegay in Dowladda Iiraan ay tahay halista ugu weyn ee gobolka iyo caalamka intiisa...
Xubno ka mid ah Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka dalka, ayaa saaka u safraya Dowlad Goballeedka Puntland si ay ugu qeyb...
Ugu yaraan dad gaaraya 42 qof oo 25 ka mid ah ay yihiin ciidamada dalkaasi ayaa geeriyooday, kaddib markii qeybo...
Guddiga Hirgelinta Doorashada heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa soo saaray Jadwalka doorashada Aqalka sare ee uu xalay shaaciyay Madaxweynaha...
Kooxda arxan lawayaasha ah ee Al-Shabaab ayaa markale ay ku caddaatay inaysan wax texgelin ah u haynin Soomaalinimada iyo nolosha...
Agaasimaha Xafiiska Xalka Waara ee Wasaaradda Qorshayenta Qaranka Marwo Sahra Cabdi ayaa kulan mira-dhal ah la yeelatay Agaasimaha u qaabilsan...
Qoraal uu soo saaray Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jabriil ayaa lagu sheegay in doorashada Golaha Aqalka Sare...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kenya ayaa maanta oo...
Aabe Maxamed Yoonis Aadan ayaa Radio Muqdisho u sheegay in Wiilkiisa iyo 6 ruux oo kale ay ciidanka AMISOM ku...
Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho rasmi ah ku jooga Kenya ayaa manta...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiista ee XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa galabta tababar u soo xiray in ka badan...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenkii hore ee dalka Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed iyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah yeeshay ayaa ansixiyey Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2026,...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanayey kuwa Sirdoonka Qaranka iyo dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheeysan oo lagu naafeynayey khawaariijta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho