Tababar ku saabsan wacyi galinta qaadashada Tallaalka COVID-19 oo Gaalkacyo loogu soo xiray in kabadan qof.Ilaayo 120 xubnood oo ka...
Heestan oo dhowr luqadood isugu jirta, laguna magacaabo ‘I sii Nafta’, ayaa sida dab keyn qabsaday ugu faafay baraha bulshada.sidoo...
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta furay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Wakiillada Puntland. Madaxweynaha ayaa Khudbaddiisa Dastuuriga ah...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Fedeeraaka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa shir guddoomiyay shirka todobaadlaha ee Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda...
Deeq Raashin ah oo lagu wareejiyey Guddiga loo xilsaaray taakuleynta dadkii ka barakacay Magaalada Guriceel. Waxaa iska soo aruuriyey Ganacsatada...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdiasiis Xasan Maxamed (Laftagreen) oo ay wehelinayeen Wasiiro uu ka mid yahay Wasiirka gadiidka...
Guddiga Maamulka Doorashada Kuraasta gobolada waqooyi Somaliland (SEIT) ayaa wada Diiwaangelinta ergooyinka kuraasta Gollaha Shacabka ee tirsigoodu yahay HOP#239 iyo...
Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka ayaa soo saaray habraaca doorashada xildhibaanada gobolada Waqooyi ee lagu waddo...
Wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshisiinta ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa maanta magaalada muqdisho ka daahfurtay shirka 2-aad...
Gudigga gurmadka Guriceel ee uu hore u magacaabay madaxwaynaha Galmudug ayaa shixnad Dawo ah oo ka kooban 3-diyaaradood ku wareejiyay...
Nairobi, Kenya – 22 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa maanta...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo ku guda jira dardargelinta howlaha diyaarinta maalmaha Xorriyadda,...
Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan ee Muqdisho ayaa maanta Howladeennada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS u sameeyay baaritaan caafimaad oo...
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho