Agaasimaha guud ee Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadabaha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudan Isxaaq Xaashi Jimcaale, ayaa maanta furey ololaha...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland. kulanka oo uu...
Madaxweynaha Dowad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu Hoggaaminayey...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Cambaareeyey Qarixii ismiidaaminta ahaa ee saaka ka dhacay Magaalada Muqdisho....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa uu bogaadinaayaa Guddiyada Doorashooyinka heer Federal , Guddiyada Doorashooyinka Somaliland, Galmudug iyo Koofur Galbeed...
Waxaa si habsami leh u socda Doorashooyinka golaha shacabka Soomaaliya oo soo bilaamatay 1 November 2021ilaa haddana toban kursi ayaa...
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo xirtay Tababar socday laba maalin oo ku saabsan uruurinta Xogaha...
Dhaawaca Agaasimaha Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed Sharma'arke Maxamed Warsame ayaa diyaarad gaar ah oo kuwa cafimaadka ah loogu qaaday dalka Turkiga,...
Munaasabadaan oo aheyd mid ardayda iyo maamulka Jaamacadda Somaville ay ugu dabaal dagayeen guusha dhawaan ay ka gaareen tartanka loo...
Wasaaradda Qorsheynta Qaranka oo Magaalada Baydhabo ku soo gaba-gabeeysay Shirka wadatshiga qorshe howleedka Istaraatiijiyadda Xalka Waara ee dowlada gobaleedka Koonfur...
RADIO MUQDISHO:- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulaay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho