war qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska madaxeynaha Dowlad gobaleedka Galmud ayaa lagu yiri: Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Markuu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Guddiga Soomaaliya ee Kiiska Baddeena ayaa ku...
Ra’iisul wasaaraha dalka Suudaan Cabdalla Xamadook ayaa Jimcihii shalay shaaca ka qaaday in uu damacsanyahay meel marinta qorshe cusub oo...
Waxaa si heersara ah loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, Wafdigii Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu qeybgalay...
Waaxda Difaaca Mareykanka ee Pentagon-ka ayaa dhambaal tacsi ah iyo lacago aan la cayimin gaarsiisay qoysaska 10-qof oo rayid ah...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Maxamud Axmed Nuur Tarsan, ayaa la kulmay danjiraha Thailand u fadhiya dalka Kenya H.E....
Iskahorimaadyo ay dad ku dhinteen ayaa galinkii danbe ee Khamiistii ka dhacay magaalada Beirut ee xarunta wadanka Lubnaan, waxaana dhacdadaas...
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka UK oo lagu magacaabi jiray David Amess ayaa deegaanka laga soo doorto ee Leigh-on-Sea ugu geeriyooday...
Waxay noqoneesaa markii ugu horeesay oo ay bulshada Puntland doorasho qof iyo cod ah ay ku soo doortaan matalayaasha masiirkooda...
Taliyaha qeybta 27-Aad ee ciidanka xoogga dalka Generaal Maxamed Axmed (Tareedisho) oo kormeer shaqo ku marayay fariisimaha ciidanka xoogga dalka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...
Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdullahi Xuseen Cirro ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga Gobolka Baay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho