Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah ubadka Marxuum Maxamed...
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyohorumairnta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaiya ayaa maanta ka daahfurtay magalaada Dhuusamareeb Shir wadatashi ah oo ku saabsan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa xafiiskiisa ku soo dhaweeyay Wafdigii Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ku matalayay...
war qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska madaxeynaha Dowlad gobaleedka Galmud ayaa lagu yiri: Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Markuu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Guddiga Soomaaliya ee Kiiska Baddeena ayaa ku...
Ra’iisul wasaaraha dalka Suudaan Cabdalla Xamadook ayaa Jimcihii shalay shaaca ka qaaday in uu damacsanyahay meel marinta qorshe cusub oo...
Waxaa si heersara ah loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, Wafdigii Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu qeybgalay...
Waaxda Difaaca Mareykanka ee Pentagon-ka ayaa dhambaal tacsi ah iyo lacago aan la cayimin gaarsiisay qoysaska 10-qof oo rayid ah...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Maxamud Axmed Nuur Tarsan, ayaa la kulmay danjiraha Thailand u fadhiya dalka Kenya H.E....
Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...
Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho