Dhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Dhuusamareeb kulamo kala duwan kula yeeshay qaar ka mid...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay wafdi ka socda Bangigga Adduunka oo uu hoggaaminayo Madaxa Mashruuca...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxmed Nuur ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Cadaaladda iyo Diinta...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray xarunta Guddiga Doorashooyinka Galmudug iyo xarunta Amniga doorashooyinka,...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa gaarsiiyay magaalada Jowhar agabkii loogu talagalay Doorashooyinka xildhibaannada golaha Shacabka, iyada oo doorashadu ka...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta cod Aqlabiyad ah ku ansixiyay in Dowladda Hoose ee Xamar heshiis saaxibtinimo oo mataaneyn ah...
Wafdi uu hogaaminayay wasiirka arrimaha Guddaha iyo dib uheshiisiinta Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta gaaray Magaalada marka ee xarunta gobolka...
Kulanka waxaa goob joog ka ahaa saraakiil ka socatay hay'adaha samafalka, Mas'uuliyiin ka tirsan Galmudug xubno ka socday maamulada deegaanada...
RADIO MUQDISHO:- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulaay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho