Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Guddiga Doorashooyinka Galmudug ayaa la wadaagay muhiimadda...
Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qaraxyo maanta ka dhacay magaalada Kambala ee caasimadda dalka Uganda, ilaa...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) oo uu wehelinayey...
Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel mariyay qaraarka dhamaystirka habraaca degmonimo ee magaalada Guriceel ee gobolka...
Wasaaradda Gaashaandhigga XFS ayaa maanta Dowladda Turkiga kala wareegtay Gaadiidka ciidanka oo loogu tala galay in CXDS, gaar ahaan kumaandooska...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cambaareeyay hubka qarsoodiga ah oo ay heyso kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab, taas oo...
Sarkaalka ka arrimiya bariga Libya, ee Jeneraal Khaliifa Xaftaar ayaa maanta oo Talaado ah shaaciyay inuu yahay musharrax madaxweyne oo...
Wararka aan ka heleyno dalka Uganda waxay sheegayaan in caasimadda Kampala ay goordhaw ka dhaceen ugu yaraan labo qarax oo...
RADIO MUQDISHO:- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulaay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho