Friday, September 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Mudug oo shir guddoomiyey Shirka Amniga Gobolk “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
5 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Mudug oo shir guddoomiyey Shirka Amniga Gobolk “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiraxmaan Cali diiriye (isxal) ayaa shir guddoomiyey Shirka Amniga Gobolka
Kaasi oo lagu qabtey Xarunta Maamulka gobolka mudug.

Waxaa shirka Amniga ka qeyb galley Taliska Booliska gobolka mudug Saraakiisha Ciidanka Daraawishata iyo Maamulka degmada Gaalkacyo Galmudug.

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

Kulank ayaa inta uu socodey waxaa diiradda lagu saaray sidii loo xaqiijin lahaa Amniga  gobolka iyo sugidda Amniga Doraashada gollaha Shacabka ee dhawaan ka dhici doonta Magaalada Gaalkacyo.

Shirkaan oo saacado badan qaatay ayaa ugu danbeystii laga soo saaray awaamiir cusub oo maalmaha soo socda laga dhaqan galin doono degaanada Gobolka Mudug.

Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiraxmaan Isxal oo ay Garab tagan yihiin Guddoomiye Ku-xigeenada Maamulka gobolka Mudug iyo Kan degmada Gaalkacyo  Saraakiisha Ciidanka Booliska  daraawishata Galmudug ayaa Saaxafadda uga Warbixiyay Go’aanada cusub ee laga soo saaray shirka Amniga Gobolka Mudug oo Muddo labo Maalin ah socdey.

Previous Post

Wajiga labaad ee mashruuca Saab oo laga daah furay Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay qaar kamid ah duubabka dhaqanka Hirshabeelle

Next Post
Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay qaar kamid ah duubabka dhaqanka Hirshabeelle

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay qaar kamid ah duubabka dhaqanka Hirshabeelle

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In