Shirka cimilada adduunka oo ka socda magaalada Glasgow ee Scotland, UK ayaa lagu tilmaamay shirkii ugu muhiimsanaa ee looga hadlo...
Guddoomiyaha Guddiga Hirgalinta Dorashooyinka Heer Federaal mudane Maxamed Xasan Ciro oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Guddiga hirgalinta Doorashoyinka heer...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta oo Isniin ah Caasimadda Muqdisho uga guddoomay nuqul...
Wafdigan Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Somaaliya iyo Wasiirada Beeraha ee Maamulada dalka ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Garoonka...
Agaasimayaasha waaxyaha Maamulka iyo Maaliyadda,Qorshaynta iyo Tababarada iyo Arrimaha Bulshada iyo Dhaqanka ee Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Dowlad...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Caabi Xasan ayaa soo xiray...
Agaasimaha Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Sheekh Nuur ayaa daahfuray kulankii labaad ee looga arinsanaayo Qorshaha...
Taliyaha Guutada 6-aad, Qaybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Adan Abshir Nuure ayaa maanta gaaray Magaalada Dhuusmareeb waxaan...
Iyadoo maalmaha soo socda lagu wado in magaalada gaalkacyo laga bilaabo dhismaha waddooyin laami ah,kuwaas oo qeyb ka ah mashriicda...
Wasiirka Caafimaadka Galmudug Dr. Cabdiwali Cabdulahi Jaamac oo ay wehliyaan qeyb ka mid ah xubnaha wasiirada ah ee ku jira...
RADIO MUQDISHO:- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulaay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho