Dagaallo maanta ka dhacay jiidda koonfureed ee gobolka Ma’rib oo u dhexeeyay Ciidamada Yeman iyo maleeshiyaadka Xuutiyiinta, ayaa lagu warramayaa...
Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saddex carruur ah ay ku geeriyootay, halka saddex kale...
Senator Cabdi Cusmaan Xareed, ayaa ku guuleystay kursigii ugu danbeeyay doorashada Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kadib markii...
Lataliyihii mudada dheer ee madaxweynihii hore maraykanka Donald Trump, Mr Stephen Bannon ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu diiday...
Tartanka kursiga Todobaad ee Aqalka sare ee Galmudug ayaa waxaa ku tartamayay musharaxiinta kala ah Gen Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid)...
Magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan ayaa waxaa ka socdo mudaaharaadyo looga soo horjeedo go’aanadii ka soo baxay Taliyaha Guud...
Waxaa magaalada Dhusamareeb ee Caasimada Dowlad gobaleedka Galmudug ka socota qaban qaabada doorashada labo kursi oo ka mid ah Aqalka...
Ciidamada amaanka ee ka howlgallo gobalka Hiiraan, ayaa kooxda Nabad diidka ee Al-shabaab kala wareegay deegaanno dhaca galbeed magaalada Baladweyne...
Horjooge Maxamed Xasan Macalin oo maleeshiyada Al-Shabaab u qaabilsanaa Maxkamadda Degmada Kurtun-waareey, isla markaana magaciisa Afgarashada yahay (Abu-Cali) ayaa xalay...
Waaxda Caafimaadka qoyska, Qaybteeda caafimaadka carruurta ayaa qabatay xuska maalinta Oofwareenka. Taasoo haddafkeedu yahay in aan dhamaanteen u qareemayno sidii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka...
Waxaa maanta xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha ka dhacay kulan dhexmaray wafdi ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka ee SoDMA ayaa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ka Baxisay Agabka aan cunnada aheyn (NFIs ) oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha dib loo doortay ee Dowlad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho