Afhayeenka Qaramada Midoobay ayaa sheegay in Xoghayaha Guud ee Ururka ay soo gaartay warqad ka timid kooxda Daalibaan, oo uu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Meertada 76-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay...
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa kulan looga hadlayay amniga la qaatay Taliyeyaaasha Saldhigyada iyo Gudoomiyaasha...
Afhayeenka Golaha KMG ee haya Talada dalka Sudan, Maxamed Al-Faki Suleymaan ayaa xaqiijiyey in inta badan Saraakiishii ku lugta lahaa...
Guddiga maamulka doorashada kuraasta labada Aqal ee Somaliland ayaa soo saaray jadwalka doorashada xubnaha Aqalka Sare ee gobollada waqooyi, taas...
Wasaarada Caafimaadka dawlad goboleedka Puntland, ayaa dugsigga tababarka Xorgoble ee magaalada Qardho waxay ka bilawday bixinta talaalka Covid-19, si ay...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud Cali Cagabaruur ayaa kulan la qaatay Gudoomiyaha Baarlamaanka Uganda Mudane Jacob...
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Heer Feseraal Maxamed Xasan Cirro ayaa maanta kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta Muqdisho shir uga furay Guddi Farsamo oo ka kala Socda Dowladda...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Maanta waxay si...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa maalmihii la soo dhaafay fuliyay duqeymo is xigxigay oo lagu...
RADIO MUQDISHO:-Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa gaaray dalka Kuwait, kadib martiqaad rasmi ah oo uga yimid...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aynu walaalaha nahay ee Jabuuti,...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa soo gabagabeeyay safar shaqo oo laba maalmood qaatay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho