Midowga Yurub waa inuu cusbooneysiiyaa heshiiska socdaalka ee ay la saxiixdeen Turkiga sanadkii 2016, Madaxweynaha Guddiga Midowga Yurub Ursula von...
Ciidamada Uganda ee ka tirsan AMISOM oo xaqiijiyey Amaanka iyo gacan ku haynta saldhigga howlgalka Maryan-Gubaay oo ka tirsan gobolka...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa xalay Magaalada Stanbul ee dalka Turkiga uga qeybgalay kulan casuumaad ah...
Madaxweynaha Filipino Rodrigo Duterte, ayaa ku hanjabay inuu xiri doono dadka diidan inay qaataan talaalka ka hortaga Corona Virus. "Dadka...
Talyaha Ciidamada Booliska Puntland Jeneraal Cabdi Xasan Xuseen {Cabdi Yare} ayaa ka qayb galay dood ku saabsan shaqaaqooyinka iyo Tacadiyada...
Maamulka Gobolk Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa wada diyaar garowga Toddobaadka xorriyadda Soomaaliya ee 26 June iyo 1-da...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku casuumay madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka shir Sabtida ka dhacaya...
Wafdi ka socday Dawladda Hoose ee Muqdisho oo uu hogaaminaayay Guddoomiye Ku-xigeenka howlaha guud ee Maamulka gobolka Banaadir Mudane Faarax...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ayaa maanta si wada jir ah Maamulka Gobolka Banaadir u soo xirtay kulan muddo...
Mas'uuliyiintan oo ka socota Hay'adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, uuna hoggaaminayo Dr. Jamaal oo ah madaxa Maleeyriyada ee hey'adda ayaa...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka, Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa magaalada Muqdisho maanta tababar uga furay ku dhowaad 90...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda xuska 65-guurada xiriirka diblomaasiyadeed...
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Horumarinta Iskaashiga Caalamiga iyo Ganacsiga...
Guddiga Madaxa banaan ee Dib- u- eegista Dastuurka ayaa Kulan Latashi hordhac ah oo ku saabsan Cutubka Maaliyadda oo la...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho