Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dowlad goboleedka Koofur galbeed ayaa ka qeyb-galey Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Bad-qabka Bukaanka oo...
Kadib markii uu Ra’iisul Wasaaruha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ka arkay Warbaahinta Warqad baalmarsan Shuruucda dalka oo ka soo...
Ciyaar xiiso badan oo dhex martey Kooxaha Dhuusamareeb iyo Cadaado kuna idlaatay barbar dhac 1-1 ayaa lagu daah furay Horyaalka...
Caafimaadka Hooyada iyo Carruurta ayaa maanta qabtay Munaasabada xuska Maalinta Caalamiga ah ee Bad-qabka Bukaanka, Maalintaan ayaa la xusaa Sanad...
Waxa maanta xarunta dhexe Wasaaradda Caafimaadka Puntland ka dhacay xuska maalinta Caalamiga ah ee badqabka bukaanka. Wasiirka Wasaaradda Dr Jamac...
Safaarada Soomaaliya ee dalka Uganda ayaa waxaa ka socda dayactir ballaaran oo dib loogu dhisayo safaaradda ayaa waxaa ka qeyb...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu hoggaaminayey...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federeelka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Guddodomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka...
Hogaamiyeyaasha Pakistan iyo Russia ayaa ka wada hadlay mowqifkooda xaaladda dalka Afghanistan, sida lagu sheegay bayaan ka soo kala baxay...
Guddoomiye ku xigeenka xiriirka kubbada cagta Soomaaliyeed,Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiino) ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furey xafiis loogu talagalay fududeynta...
RADIO MUQDISHO:-Maanta oo ku beegan 27-ka Juun, Jamhuuriyadda Jabuuti waxay u dabbaaldegaysaa sannad-guuradii 49-aad ee ka soo wareegtay maalintii ay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa ka qaybgalay...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu...
RADIO MUQDISHO:- Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho