Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Fedeeraaka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa shir guddoomiyay shirka todobaadlaha ee Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda...
Deeq Raashin ah oo lagu wareejiyey Guddiga loo xilsaaray taakuleynta dadkii ka barakacay Magaalada Guriceel. Waxaa iska soo aruuriyey Ganacsatada...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdiasiis Xasan Maxamed (Laftagreen) oo ay wehelinayeen Wasiiro uu ka mid yahay Wasiirka gadiidka...
Guddiga Maamulka Doorashada Kuraasta gobolada waqooyi Somaliland (SEIT) ayaa wada Diiwaangelinta ergooyinka kuraasta Gollaha Shacabka ee tirsigoodu yahay HOP#239 iyo...
Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka ayaa soo saaray habraaca doorashada xildhibaanada gobolada Waqooyi ee lagu waddo...
Wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshisiinta ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa maanta magaalada muqdisho ka daahfurtay shirka 2-aad...
Gudigga gurmadka Guriceel ee uu hore u magacaabay madaxwaynaha Galmudug ayaa shixnad Dawo ah oo ka kooban 3-diyaaradood ku wareejiyay...
Ciidamada Booliska Hindiya ayaa xir-xiray tobanaan qof oo intooda badan ka tirsan kooxaha xagjirka ah ee Hinduuga, ka dib markii...
Wararka aan ka heleyno koonfurta gobolka Mudug ayaa sheegaya in ugu yaraan 17 xubnood oo ka tirsanaa argagixisada Al-Shabaab oo...
Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Laftagareen oo ku sugan Xuddur ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay qeybaha bulshada iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka...
Waxaa maanta xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha ka dhacay kulan dhexmaray wafdi ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka ee SoDMA ayaa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ka Baxisay Agabka aan cunnada aheyn (NFIs ) oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha dib loo doortay ee Dowlad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho