Muqdisho, October 29, 2021 – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa waxa ay si dhow ula socotaa warbixinnada sheegaya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hortagaya in lagu takri-falo hantida dadweynaha, si musuq maasuq ahna...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Istaatistikada Qaranka Soomaaliya Mudane Sharma'arke Faarax oo uu weheliyo Wakiilka u Qaabilsan Hay’adda Qaramada Midoobay...
Guddigaan uu hogaaminayay Wasiirka gargaarka Galmudug ayaa ka kooban Wasiirada Maaliyadda, Gargaarka, Caafimaadka, Waxbarashada, Qorshaynta, Haweenka iyo Wasiiru dowlayaasha Arrimaha...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Maxamad Nor ayaa maanta kormeeray Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, halkaasi...
Mudane Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka Wasaaradda Qorshyenta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Guddiga...
Tababarkaan oo socday muddo kow iyo toban maalmood ah, isla markaana taaba galintiisa ay iska kaashanayeen Wasaaradaha arrimaha Gudaha Galmudug...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa maanta guddoonsiiyay sarakiisha dhiirigelinta maalgashiga...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kormeeray Xarunta Dowladda Hoose ee Xamar, halkaas oo uu warbixin...
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad gobaleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid, ayaa furay Shirka agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha iyo hay’adaha madaxa bannaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka...
Waxaa maanta xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha ka dhacay kulan dhexmaray wafdi ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka ee SoDMA ayaa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ka Baxisay Agabka aan cunnada aheyn (NFIs ) oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha dib loo doortay ee Dowlad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho