Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa War-saxaafadeed ay caawa soo saareen Tacsi ugu direen guud ahaan shacabka Soomaaliyeed iyo eheladii...
Waxaa dhawaan magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariisto Guddoomiyihii Gudigga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka heer Fadraal ee Soomaaliya Cabdullaahi Abyan...
Ciidamada daraawiishta Galmudug ee ku sugan deegaanka Cadakibir ee Gobolka Galgaduud ayaa iska caabiyay weerar ay galabta ku soo qaadeen...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdigiisii ayaa galabta gabal dhicii dalka dib ugu soo laabtay. Wafdiga...
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo tujiyey salaaddii Jimcaha ee maanta ayaa khudbadii Jimcaha ku dul istaagay fadliga bishaan iyo curashada...
Munaasabad lagu soo xirayay tababarka mudo sadax maalmood ah Dhuusamareeb uga socday, 42 xirfadle caafimad oo ka kala yimid xarumaha...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga Magaalada Narobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa maanta oo...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyea gaar ahaan Ururka 5aa ee Guutada 16 aad iyo Ciidanka Daraawiishta iyo Nabadsugida Jubbaland oo Isgarabsanaya...
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Amniga degmada Walaweyn ayaa howlgal wadajir ah waxaa saacadihii la soo dhaafay ka sameeyeen tuulooyin...
Munaasabadaan lagu xusayay maalinta dhalinyarada aduunka ayaa Waxaa ka qeyb galay Mas'uuliyiiin ka tirsan Galmudug maamulka Magaalada Dhuusamareeb, xubno ka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dallka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Yeman u fadhiya Soomaaliya,...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Guud,...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho