Ra’iisul Wasaare Rooble”Waxaan hambalyo u dirayaa mudaneyaasha maanta la doortay ee Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ku matalaya Somaliland....
Doorashada shanta kursi ee kamid ahaa 11 kursi ee gobolada Waqooyi ee dalka oo ka socotay magaalada Muqdisho ayaa lagu...
Doorashada shanta kursi kamid ah 11 senator ee gobolada waqooyi ee Soomaaliland ayaa maanta lagu qaban doonaa magaalada Muqdisho, sida...
Midowga ganacstada Soomaaliyeed ee qalabka dhismaha ee dalka Uganda iyo Koonfurta Suudaan ayaa maanta deeq lacageed oo ay kaga qeyb-qaadanayaan...
Wasiirka wasaaradda cadaalada Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta ka qeyb-galay shirkii 24-aad ee Wasiirada Cadaaladda iyo Xeer Ilaaliyayaasha waddamada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa u hambalyeey lixda Sanoter Aqalka Sare ee doorashadooda Maanta ka...
Layla Axmed Ismaaciil, ayaa ku guuleysatay xubinnimada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ka dib markii uu u tanaasulay...
Wasirka Warfaafinta Soomaaliya Prof Cismaan Abokor Dubbe ayaa ku guuleystay kursia Afaraad ee xubnaha Senatarada Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka...
Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee dhanka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Marwo Basma Caamir Axmed (Jakeeti) iyo Guddoomiyaha Maxkamada Racfaanka...
Prof Cabdi Ismaaciil Samatar, ayaa loo doortay Senator ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Doorasho adag oo...
RADIO MUQDISHO:- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulaay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho