Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidanka Daraawiishta Galmudug oo is kaashanaya ayaa hawglo culus oo looga sifaynayo Argagixisada Al-shabaab ka...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Xuseen Xirsi Axmed ayaa maanta safar saacado kooban qaatay...
Wasaaradda Caafimaadka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa magaala madaxda Galmudug ka daahfurtay tababar lagu horumarinayay Shaqaalaha Caafimaadka ee ka shaqeeya xarumaha...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 136 xaalado cusub...
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayaa kulan dhiriigelin ah u sameysay beeraley iyo ganacsato ku guuleysatay tijabooyin ay ku sameeyeyn...
Wasaaradda caafimaadka Dawlad Goboleedka Puntland ayaa maanta kulan xog waran ah iyo sidii looga wada shaqayn lahaa ka hortagga COVID-19...
Agaasimaha Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Sheekh Nuur, ayaa maanta soo xiray kulan lagu diyaarinayay Qorshaha...
Wasiirka Gargaarka Xukuumadda Federaalka Soomaliya Khadiijo Maxamed Diiriye iyo wafdig ay hogamineysay qeybna ay ka ahayen Madaxda Hay’adaha UN-OCHA, WFP,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Qaahira, isagoo...
Madaxwaynaha Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ka daah furay shirweyne ku saabsan arrimaha Deegaanka gaar ahaan...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka ayaa maanta kormeer ku tegay Xerada Jeneraal Gordon ee magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray, magaalada Addis...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho