Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka Turkiga (AK Party) ee xukuma turkiga ayaa diyaariyey soo jeedin dastuuri ah oo soo bandhigaysa dhowr...
Wasiirka arrimaha dibadda Kenya, Raychelle Omamo iyo dhiggeeda Soomalaiya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray dhisme...
Wafdi uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka Soomaaliyaa Maxamed Xasan Cirro ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka...
diyaarad nooca dab-damiska ah ayaa ku burburtay jasiiradda Giriiga ee Zakynthos ee Giriigga xili ay ku jirtay hawlgal dab damin...
Taliska qaybta 21-aad gaar ahaan guutada 15-aad ee Ciidanka Dhulka Xoogga dalka ayaa ciidamo dheeri ah geeyay deegaanka Ceeldheere iyo...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdulahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan Goleyaasha iyo kan Shacabka Puntland ayaa ka tacsiyeeyay geerida...
Maamulka Qeybta Booliiska ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa Magaalada Kismaayo ku soo gabagabeeyay tababar aqoon kororsi ah...
Guddoomiye kuxigeenka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya, Mohamed ibrahim Barre iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka u safraya Dowlad Goballeedka...
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixin ka soo saartay kiisaska cudurka COVID-19 ee la diiwaan geliyey 24-kii saac ee...
Waxaa maanta laga daahfuray magaalada Jowhar ee Caasimada Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle banaamijka horumarinta dhaqaalaha loo dhanyahay. Waxaana barnaamijka ka qayb...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dallka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Yeman u fadhiya Soomaaliya,...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Guud,...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho